barnaamijka doodkulul waa barnaamij aan aad iyo aad ula dhacay wariye cali kuus waxaan ku leeyahay sidaa iyo si ka sii kulul inoogu wad barnaamijkaas dood kulul waa barnaamij aad u
Waxaan ku faraxsanahay in aanu aragno tv somalia taasoo ka turjumeysa bahida iyo buraarijinta iyo wacyo gelinta bulshada taaso qeyb ka tahay dib u dhiska qarankii bur burey waayo dadkeenii waxey u baahan yihiin in maskaxdoodi wax lagu shubo maadaama aan nahey dad madax adag ee aqoonta ku yar ee wada siyaasiyiin ah oo mid walba kursi doon ah iyo balaayo qabiil aan dabada ka wadano .
Waxaan hubaa in aaad door weyn ka qaadan kartaan arimahaas oo dhan.
Suaal
Dadka jooga afrika iyo aasiya gaar ahaan khaliijka ma daawan karaan tv ga hadii ay jawaabtan haa tahay saacadee ayey daawan karaan iyo taradudka ay ku daawan karaana muxii yahay
ma ogtahiin in tvgani saacadaha uu soogalo aan la kasaynin
mase ogtihiin barnaamigyadiisa aan la aqoon waqtiga aysoo galayaan ma se ogtahiin in barnaamijka maogtahay lagu soo cel celiyo mase agtihiin in la boobsiiyo barnaamijkaas ugu danbayn ma ogtihiin in arimahaan wax laga qaban karo