Waxaa jira dad badan oo soomaaliyeed oo aan wax war ah ka heyn xilliyaddi soomaaliya dhisneyd ama jirtey oo u haysta iney soomaaliya weligeed sidan aheyd , waxaan universaltv ka codsanayaa haddi aad heysaan sawirro ama cajalado ku saabsan arrintaas aan kor ku soo xusay walaalayaal noo so daaya barnaamijkaas insha allah .
walaalayaal waan nisheeygeya in aad ku mahaad san tihiin aad iyo aad maxaayelay sii aad nooga sa meey seen kanaanlkan cusub. hade nehkuhadlo afka dalka hooyo ee Somalia hada neh waxa ka si fiicnalaheet hadi magaca kasi badali laheeyneh