Maamulka Maxkamadaha Isaamiga ah ee Marka Oo ku fuliyay Nin lagu soo eedeyay Tuugnimo Gacangoyn
Ninkan lagu fuliyay ganac gonta ayaa ahaa mid si weyn looga yaqaan deegaanka uu ka geystay tuugnimada iyaddoo halka xukunka laga fuliyay ay ahayd meel banaan ah oo ku taala Magaalada Marka ayaa waxaa u soo daawasho tagay Boqolaal dadweyne ah,waxaana markii xakunka lagu fuliyay ninkaasi loo qaaday Cusbitaalka Magaalada Marka.
markii ay dhamaatay xukunka gacan gonta ah oo ay daawanayeen dad tira badan ayaa waxaa la bilaabay in gacantii lagu wareejiyo guud ahaan magaalada marka ee gobolka Shabeelaha hoose si dadku ay ugu tusaalo qaataan.
Gudoomiyaha Maxkamadda gobolka Shabeelaha hoose Sheekh C/raxmaan Kismaayo ayaa oga digay dadka tuugnimada ku shaqeysta in lagu fulin doono xukunka ilaahay isagoo dadkana ugu baaqay inay la shaqeeyaan maxkamadaha islaamka
mohamed shaqalle
ma_shaqale@hotmail.com
Comments
Post Comment
Ratings
Rating is available to Members only.
Please login or register to vote.
Please login or register to vote.
No Ratings have been Posted.












Somali Weblinks







Ads
