Radio





Random Video

Random Avatar

Poll

Al-Shabab maxay yihiin?

Dad xumaato wadato!

Dad amaano wadato!

Somali Weblinks

Users Online

· Guests Online: 54

· Members Online: 0

· Total Members: 413
· Newest Member: Salman4us

Login

Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.


Advertisement

Random Photo

Ads

Tell A Friend


Your email:
Friend's email:
Copy for you?


IGAD oo ka dalbatay Qaramada Midoobay in ay taageeraan dalabka Dowlada KMG Somalia ee ku aadanaa ciidamo ka yimaada dalalka deriska ah

Madaxda dalalka IGAD oo shir gooni ah shalay ku yeeshay dalka Libiya oo uu ka socdo shiwrweynaha dalalka Midowga Africa ayaa kulankooda kadib bayaan ay soo saareen waxaa ay kasoo saareen baaq ku aadan Qaramada Midobay oo ay kaga daladeen in ay dib raad raacid ku sameyso go,aanki ay dowlada KMG Somalia ku dalbatay ciidamo ka socda dalalka deriska la ah Somalia.

Hoggaamiyayaasha dalalka Sudan, Kenya, Itoobiya, Jabuuti iyo Soomaaliya oo ku jira urur goboleedka IGAD ayaa waxa ay ku tilmaameen Soomaaliya inay ay qarka u saaran tahay in ay qabsadaan kooxaha mayalka adag, waxayna si weyn u lafa gureen sida ay ka yeelayaan baaqa dawladda federalka Soomaaliya oo ay ku dalbatay in faragelin lagu sameeyo dalka Soomaaliya taasi oo ay ku tilmaameen inuu mid ay xaq u leedahay dawladda federalka inay taageero militari waydiisato wadamada deriska ah.

Kulankan ay yeesheen hoggaamiyayaasha urur goboleedka IGAD oo dhowr saacadood qaatay ayaa waxa ay ugu dambeyntii isku raaceen baaq loo diray golaha Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey kaasoo lagu dalbanayo in dib loogu noqdo qaraarkii ka xanibayey wadamada derisku in ay geli karaan Soomaaliya si ay sharciyad ugu helaan inay gudaha u galaan Soomaaliya oo ay taageeraan dawladda federalka Soomaaliya.

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Powered by PHP-Fusion and released without warranties under GNU Affero GPL v3.