Radio





Random Video

Random Avatar

Poll

Al-Shabab maxay yihiin?

Dad xumaato wadato!

Dad amaano wadato!

Somali Weblinks

Users Online

· Guests Online: 37

· Members Online: 0

· Total Members: 413
· Newest Member: Salman4us

Login

Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.


Advertisement

Random Photo

Ads

Tell A Friend


Your email:
Friend's email:
Copy for you?


Xoogaga Mucaaradka iyo Dowlada KMG oo guul ka sheegtay dagaaladi shalay ka dhacay magaalada Muqdisho

Dowlada KMG Somalia iyo xoogaga kasoo horjeeda ayaa siyaabo isku mid ah uga hadlay dagaalki shalay ka dhacay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho iyadoo midba uu guul ka sheegtay dagaalkaasi oo ka mid ahaa kuwi ugu xumaa ee ka dhaca degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.

Afhayeenka militariga Dowlada KMG Somalia Farxaan Carsaanyo oo saxaafadda la hadlay ayaa waxa uu sheegay in kooxoo uu ku tilmaamay inay yihiin nabad diid gacan ka helaya dambilayaal caalami ah ay gabbal dhicii weer ku soo qaadeen fariisimo ay ku sugnaayeen ciidamada dawladda federalka, wuxuuna intaasi ku daray in ay iska caabiyeen isla markaana ay dib ugu celiyeen goobihii ay ka soo duulaan tageen.

Farxaan Carsaanyo wuxuu sheegay in dagaalkaasi ay cidamada dawladda federalka gacanta ku dhigeen labo ka mid ah dagaal yahanada ajnabiga oo dagaalka ula jiray kuwaasoo uu sheegay inay saxaafadda u soo bandhigi doonaan, wuxuuna intaasi ku daray in ciidamada dawladda federalka ay ku durkeen aagag ay horay ugu sugnaayeen xoogagga ka soo horjeeda oo ku yaalla degmada Kaaraan.

Dhinaca kale afhayeenka Xisbul Islaam Sheekh Muuse Cabdi Caraale oo isagana la hadlayay saxaafadda ayaa waxa uu sheegay inaanay waxba ka jirin guusha ay sheeganayaan saraakiisha dawladda federalka oo ay ku daboolayaan qasaaraha iyo jabka soo gaaray, wuxuuna intaasi ku daray inay Mujaahidiinta la wareegeen gacan ku haynta goobo muhiim, isagoo dhinaca kalena beeniyay inay jiraa

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Powered by PHP-Fusion and released without warranties under GNU Affero GPL v3.