Radio





Random Video

Random Avatar

Poll

Al-Shabab maxay yihiin?

Dad xumaato wadato!

Dad amaano wadato!

Somali Weblinks

Users Online

· Guests Online: 79

· Members Online: 0

· Total Members: 413
· Newest Member: Salman4us

Login

Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.


Advertisement

Random Photo

Ads

Tell A Friend


Your email:
Friend's email:
Copy for you?


Ciidamo Ethiopian ah oo soo gaaray deegaano hoos yimaada Magaalada Baladweyne.

Wararka Naga soo gaaraya Magaalada baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiran ayaa sheegaya in deegaano magaalada hoos yimaada soo gaareen ciidamo Ethiopian ah oo aad u hubeysan.

Ciidamada Ethiopia ayaa soo gaaray tuulo qiyaastii 15-KM u jirta Magaalad Baladweyne taasi oo qal qal xoogan ku abuurtay dadka tuuladaasi ku dhaqan.

Qaar ka mid ah dadka reer Miyiga ee halkaasi ku dhaqan ayaa ku waramaya in ciidamdu yihiin kuwo aad u foojigan isla markaana dhufeyso ka qotay meel ka baxsay tuulada.


Dadka ayaa sheegay in ay ka baqi qabaan in ciidamada waxyeelo u gaystaan marka ay howlgalo ka sameeyaan Halka iminka ku sugan yihiin.

Ciidamada Ethioopia ee soo gaaray tuulooyn hoos yimaada Magaalada baladweyne ayaa si weyn looga dareemay xarunta Gobolka Hiiraan taasi dareen xooga ka muujiyay Imaatinka Ciidamadaasi.

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Powered by PHP-Fusion and released without warranties under GNU Affero GPL v3.