Radio





Random Video

Random Avatar

Poll

Al-Shabab maxay yihiin?

Dad xumaato wadato!

Dad amaano wadato!

Somali Weblinks

Users Online

· Guests Online: 108

· Members Online: 0

· Total Members: 413
· Newest Member: Salman4us

Login

Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.


Advertisement

Random Photo

Ads

Tell A Friend


Your email:
Friend's email:
Copy for you?


Ciyaaraha Bariga iyo Badhtamaha Africa oo Furmay

Cayaaraha koobka kubada cagta ee bariga iyo badhtamaha afrika oo ay kaqeyb galayaan kooxda kubada cagta banaadir telecom ayaa manta ka furmay magaalada Khartoum ee dalka sudan.



Waxa ka qeeb galaya Cayaaraha koobka kubada cagta ee bariga iyo badhtamaha afrika 12 koox waxana galabta cayaaraya kooxaha dalalka jabuuti iyo sudan, oo hada cayaartooda ka socoto garoonka cayaaraha Mariikh ee kuyaala magaalada Khartoum ee dalka sudan, waxana sugnaa waa natiijada labada koox.

Waxa baritana ciyaaraya ilaa afar koox ay kamidtahay banaadir telecom ee ka socota somaliya, waxana lafilayaa barito cayaarta somalida in ay noqodoonto mid aad uxiisa badan, mar aan lasheekeestay macalinka kooxda banaadir ayaa ii sheegay in ay raja fiican leeyahiin marka la eego kooxaha ku soo horjeeda waxana Somali badan oo ku sugan sudaan ay aad usugayeen cayaarahan.

Cayaaraha kubada cagte ee bariga iyo badhtamaha afrika ayaa waxa ay ku soo beegmayaan xili magaalada Khartoum ay yara kulushahay uu marayo 42waana mida ay ka qeyliyeen qaar kamida cayaartoyda somaliyed.



Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Powered by PHP-Fusion and released without warranties under GNU Affero GPL v3.