Kaka Oo Number 8 Ee Real Madrid Xirtay.
27-sano jirkaan reer Brazil ah ee kubad qaabeeyaha ah, ayaa AC Milan waxaa looga soo iibsaday $92 million, ayaa xafaldii loo qabtay waxaa goob jog ka ahaa madaxweynaha kooxdaasi Florentino Perez at Santiago Bernabeu..
“aad ayaan ugu faraxsanahay tilaabadaan cusub ee mustaqbalkeyga la xariirta ee aan ku imid Real Madrid,” Kaka ayaa sidaasi yiri , isagoo gacanta laga saaray number fanaanada uu xiran doono oo ahaan doonta No. 8. “Viva Madrid!”
Kaka, oo baaritaankiisa caafimaadka ah maray maalintii shalay aheyd, ayaa wuxuu yahay xidiga labaad ee ugu weyn ee sanadkaan Perez la yimid markii koob la.aan ay ku dhacday kooxda.
“wax hadal ah ma jiro, maantana ma ahana maalin la hilmaami karo,” Kaka ayaa sidaasi yiri isagoo la turjumayay hadalkiisa. “. Waxan rajeynayaa in aan koobab qaadi doono isla markaana aan guulo keeni karno.”
Kaka ayaa kooxdaan kula joogi doona six-year contract waxaana la jooga Cristiano Ronaldo, oo ah world player of the year kaasoo Madrid ay ku soo iibsatay $131 million.
Madrid ayaa ku guuldareystay iney dhaafto first knockout stage of Europe’s top-tier competition markii 5-aad oo isku xigta xiligaan sidoo kale waxey ka ceshan weysay horyaalka Barcelona.
Barcelona waxey sanadkaan oo kaliyaha ku wada guuleystay Champions League, Spanish league iyo Spanish Copa del Rey all in one year, wxayena sidaasi ku noqtay kooxdii ugu horeysay ee Spanish ee hal xilli wada qaaday intaasi oo koob.
Kaka, oo magaciisa oo buuxa uu yahay Ricardo Izecson Dos Santos, ayaa wuxuu qaaday Champions League, Serie A, Club World Cup waxaa u dheer two European Supercups oo uu la qaaday 6dii sano ee uu la joogay Milan, markiisii hore wuxuu ka yimid Sao Paulo in 2003. Kaka sidoo kale wuxuu ka mid ahaa team Brazil ee World Cup-u qaaday in 2002.
Perez wuxuu sanadkaan suuqa lagu kala iibsado ku qarash gareeyay $333 million, waxaana ku jira Valencia defender Raul Albiol.
Comments
Post Comment
Ratings
Rating is available to Members only.
Please login or register to vote.
Please login or register to vote.
No Ratings have been Posted.












Somali Weblinks







Ads
