Radio





Random Video

Random Avatar

Poll

Al-Shabab maxay yihiin?

Dad xumaato wadato!

Dad amaano wadato!

Somali Weblinks

Users Online

· Guests Online: 44

· Members Online: 0

· Total Members: 413
· Newest Member: Salman4us

Login

Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.


Advertisement

Random Photo

Ads

Tell A Friend


Your email:
Friend's email:
Copy for you?


Meeydka Taliyahii Bakistaniga ee Kaaraan ka waday dagaaladda oo Villa Somalia la geeyay

araakiil sare oo ka tirsan Shabaakadda Al-Qaeda uuna ka mid yahay Jeneral u dhashay dalka Bakistan oo hogaaminayay dagaaladda ma hiigaanka noqday ee degmadda Kaaraan ayaa meeydkiisa la geeyay Xarunta Madaxtooyadda ee Villa Somalia.

Saraakiisha Ajnabiga ee Al-Qaeda looga dilay dagaalkii galabta ka dhacay Kaaraan,inta la arkay waa labo Jeneral iyo Korneyl Korneyl u ka dhashay Bakistan iyo Najeeriya.
Ciidamo lixaadleh oo ay kala wateen Jeneral Qaydbiid,Yusuf Indhacadde,Abdi Fitaax Shaaweey ayaa meeydadka sedexda Sarkaal u soo galbiyay Madaxtooyadda Villa Somalia ka gadaal markii lixdan daqiiqo lagu dul bood boodayay.

Dagaalka Kaaraan ka dhacay oo ahaa mid ay soo qaadeen Khawaarijta iyo Saraakiisha Al-Qaeda waxaa sidoo kale meeydkiisa lagu helay taliyahii Guutadda Kambooni ee Xasan Turki,kaas oo lagu magacaabo Abuu Khaalid,berina ka mid noqon doono meeydadka cadeeymaha leh ee dowladda tusineysa Saxaafadda sida uu Waagacusub u sheegay Yusuf Indhacadde.

Gawaarida dagaalka,hub gacmeed fara badan iyo gaari u siday Saadka oo ay dowladda qabsatay ayey sheegeen inay soo bandhigayaan berri.

Warar madaxbanaan ayaa sheegaya inuu dagaalka ku dhaawacmay,dhaawac halisa hogaamiye lagu magacaabo Macalin Xaashi.

Afhayeenka Xisbigga Xasan Dahir oo lagu magacaabo Muusse,horena ugu caan ahaa hanjabaad ayaa markii ugu horeeysay idaacadaha Mogadishu waxay caawa sii daayeen isagoo catoow xoogan burqanaya,wuxuuna ku celcelinayay,waxay nagu dhameeyeen hubkii Mareykanka siiyay,Kaaraan oo dhan way gubeen,maatadii way dhameeyeen qolada ridada.

Degmadda Kaaraan dagaalada qaraar kadib waxaa isugu baxay boqolaal dad rayida,waxayna ku dhawaaqayeen Gaalo waa jabtay.

Dagaalka Kaaraan waa midkii ugu cuslaa ee jab taariikhiya ciidanka dowladda Federalka ugu geeystaan xoogaga huwanta Khawaarijta Al-Qaeda.

Si kastaba ha ahaatee,waxaa muhiima oo si weyn u bedeli doono dareenka,marka la baahiyo muuqaalka meeydadka uu ku jiro Jeneralkii loo caalwaayay ee Bakistaniga Al-Qaeda,gumaadka foosha xuna u geystay shacabka reer Mogadishu.

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Powered by PHP-Fusion and released without warranties under GNU Affero GPL v3.