Tacsi odey faatax.doc Tacsi odey faatax
Faatax Maxamuud Ciise waxaa uu ahaa nin si weyn looga yaqaan deegaanada gobolka Bari, gaar ahaan magaalada Baargaal oo uu runtii ahaa nin si weyn looga qadariyo.
Allaah ayaa waxeynu ka baryeeynaa inuu Janatul ferdowsa ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan ka siiyo aaamiin.
Tacsidan waxaa diraya
Maxamed Saaalax Afduub iyo xaaskiisa Farxiya Maxamed Bangax, Maxamed Warsame iyo Xaaskiisa Ubax Aadan Maxamed Cali, Maxamed Wardi iyo Xaaskiisa, Leylo Jaamac Jooje, Mustafe Cali Madoobe iyo Xaaskiisa iyo Cabdixakiim Jaamac Jooje iyo Xaaskiisa.
By Cabdixakiim Jaamac Jooje.
Comments
Post Comment
Ratings
Rating is available to Members only.
Please login or register to vote.
Please login or register to vote.
No Ratings have been Posted.












Somali Weblinks







Ads
