Radio





Random Video

Random Avatar

Poll

Al-Shabab maxay yihiin?

Dad xumaato wadato!

Dad amaano wadato!

Somali Weblinks

Users Online

· Guests Online: 67

· Members Online: 0

· Total Members: 413
· Newest Member: Salman4us

Login

Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.


Advertisement

Random Photo

Ads

Tell A Friend


Your email:
Friend's email:
Copy for you?


Madaxweyne Shariif Oo Hambalyo U Soo Direy Shacabka Soomaaliyeed 1 Da Luulyo

Madaxweynaha Dalka Soomaaliya oo ku sugan wadankaasi Libiya gaar ahaan magaalada sirta halkaasi oo ka qayb galayo kulan ay isugu imanayaan Madaxweynayaasha Afrika ayaa Hambalyo iyo Bogaadin u soo direy shacabka soomaaliyeed isagoo dhankiisa ka xusayey 1 Da Lulyo oo ku beegan maalintii ay Konfurta soomaliya ka xorawdey gumeystihii isla markaasna ay ku darsadeen Waqooyin iyo Konfur.


Madaxweyne Shariif ayaa sheegey in uu shacabka soomaaliyeed ugu baaqayo in ay ilaalashadaan midawgooda islamarkaasna ay garab istagaan dawlada soomaaliya. Madaxweyne Shariif ayaa sheegey in uu shacabkiisa Ilahay uga rajeynayo in ay noqdaan kuwa xaqa ku toosan sanadka sanadkisan ku garaan bash bash iyo barwaaqo. Madaxweyne Shariif ayaa sheegey in dalka soomaaliya mareyo meel adag loona bahan yahay sidi loo tageeri laha xukumadiisa.


Hambalyadan uu soo direy Madaxweynaha Dalka soomaaliya ayaa ku soo beegmeysa iyadoo meelo badan oo ka tirsan dalka soomaaliya ay ka dhacayaan dabaal degyo lagu maamusayo maalinta 1 da luulyo. Sidoo kale Waxa wadamo badan oo ka tirsan caalamka oo ay ku sugan yihiin shacab soomaaliyeed laga xusayaa maalinta 1 da lulyo oo ah maalin qiimo iyom qaayo badan ugu fadhida shacabka soomaaliyeed

hamarey.com

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Powered by PHP-Fusion and released without warranties under GNU Affero GPL v3.