Radio





Random Video

Random Avatar

Poll

Al-Shabab maxay yihiin?

Dad xumaato wadato!

Dad amaano wadato!

Somali Weblinks

Users Online

· Guests Online: 80

· Members Online: 0

· Total Members: 413
· Newest Member: Salman4us

Login

Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.


Advertisement

Random Photo

Ads

Tell A Friend


Your email:
Friend's email:
Copy for you?


Bishaaro Bishaaro Bishaaro Bishaaro!

Buug Cusub

Dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel walboo ay joogaanba, waxaan ugu bishaareynaynaa in uu soo baxay Buug cusub oo ka hadlaya nolosha dhabta ah ee ay ku sugan yihiin Soomaalida ku nool qurbaha. Buugaas oo la magac baxay

Soomaalida Qaxeysiyo Maxaa kalaheysta Qurbaha

Buuggan oo runtii ka hadlaya arimo baddan oo muhiim ah, oo ku saabsan nolosha dhabta ah ee ka jirta qurbaha iyo fikrada qaldan ay ka heystaan dadka ku sugan gudaha waddanka oo usoo hanqaltaagaya inay u soo qaxaan dibadda. Ujeedada ugu weyn ee buuggan loo qoray waa si loogu bidhaamiyo ummadda Soomaaliyeed in wax walboo dhal dhalaalayaa uusan dahab aheyn ama ayan dheg u dhigan dhaldhalaalka beenta ah.

Buuggan waxaa qoray Qoraaga Soomaaliyeed ee isagu had iyo jeer wax ka qora arimaha Bulshada waa: -

Cabdixakiim Jaamac Jooje.

Haddaba ciddii ay dan ka heyso inay buugaas wax ka ogaato hala soo xiriiraan

Xafiiska

Somali Advice & Information Centre
100 Larch Street
Leicester
LE5 0ER

Tel:- 44116 2100173
Mob 44 7983352385
E-mail saicentadv@yahoo.com

Comments

#1 | maxameduk on June 27 2009 08:51:02
wax kasta la imaada nama caawin kartaan fadlan hadad cawinad noo heysaan waxaa loo baahan yahay inaad cadow ga naga qabtaan alle ka sokow wax ba idin kama baahanin bye iditing ma uk
#2 | fuaad cade on June 27 2009 21:03:22
sxbow buuga aa sheegeyso adiga iska aqriso anaga yurubta aa shegeyso waaan jognaaa hadaaa beerta is galiso beerta ayaaa galeee hadaa raganimadaada adegsato waaaa hurmar aad gareysaaaa *|*|* somaliya maxaaa yaaalo oo dadka ugu celinee duqa dalan i bashaal lolz
#3 | aadam yarre on July 01 2009 04:47:53
assalaamu calaykum salaan kadib waxaa mahad iskaleh Allaah. waxaankaloo mah'usoojedinaya Qorayaasha Soomaaliyeed ee sigaarah isugu howla wax kaqorida arimah wadankeeni Hooyo ee soomaaliya, Gaar ahaan qoraageena aad halkan hadda ku soo bandhigteen ee aa comment-tiga uga furteen ee ah C. J. Jooje waxaan leeyahay walaal Jooje halkaa kasii wad arimaha aad aad bulshada uhaysid ee aad horeyba uwaday. Hana dhageysan kuwo aanu ka dhalanay ee aratida Gaaban ee Qabiilka iyo Qoloqoladu dhisin ay qayrkood kareebtay, sidoo kale qolooyinka comments-ka buugaaga kadhiibtay ee ku garaadsaday ceedha yurubta ay kaqaataan warkooda dhag ha'udhigin. mr: Jooje Eebe hakula garabgalo adiga iyo raga kulamidka ah ee aqoontooda udoortay inay iyadoo qoraal ah bulshadooda gaarsiiyaan. Geesiyo aan gabanin ayaan idiin leeyahay, maan gab dacaayadiis dhag ha'udhiginina. wasalaamu calaykum
#4 | Fartuun (Aguun) on July 04 2009 12:26:20
RastaAsc dhamaan inta samaha jecel iyo inta kaleba. Waxaaan u mahad celinayaa Alle subxaanaho watacalaa oo sababay inaan meshaan kusoo gudbisano aragtidena meshan anagoo isku af ah kadibna bahda hamarey.com oo u istaagtay inee inoo soo gudbiyaan wax kasto o aan kaga baahano. Tan xigta waxaan dardaaran siinaya walaalkena soomaliyeed ee u istaagay sidii u dadkiisa wax ugu qaban lahaa fikirkiisa saliimka ah bro thnx ayaan kuleeyahay waxaaan jiro dad badan oo xumaanta jecel balse allaha kaa dhowro xumaantas. Walaalaha qoraalada qaldan soo qoray waxaa wanaagsan inaad qofkasto ka soo qaadid adiga oo kale ruuxa walaalkana ka ilaali xumida thnx all
#5 | khatra on July 07 2009 05:10:39
masha alah fartuun god bless u girl
#6 | jamaal saciid on August 03 2009 15:43:37
LOLwaxaan halakaan ugu dirayaa dhamaan salaan sare dadka webkan iska leh ama ka masuuulka ah shaqaalaha ka shaqeeya iyo umada soomaliyeed meelkastoo ay joogaan
#7 | jamaal saciid on August 03 2009 15:49:47
Sadaniga oo ku nool wadanka swetzarland waxaan mahad celin usoo diraynaa wadaankaan buugan alifay aad iyo aad ayaanu u mahadsaan yahay madaama uu wacyi galin dadaka siinayosiiba daadka qurbaha jooga anigoo ku hadalya afka soomaalilaand waxaan leenah ilaahay ha ka qqaado dhibaatooyinka haysata dadaka walaalahayga ee jooga soomaaliaya halkaana waan kaga baxay hadalaka wa scl
#8 | ajey mohammed kumar on August 19 2009 22:44:24
waxaan halakaani ka salaamayaa dhamaan somalia brothes or all musliminta salaan ka so gudey kash iyo labta iyo boqol 114 quranka kariim iyo saliga nabbi muhammed ? anigo ah ajey mohammed kumar waxaan ku dhashey india jangabor ? what i want say to mt brothers kulu shey bacdi salat and ilove all you guys
#9 | mustaf on October 20 2009 22:24:53
wahaanraba inaan fiirsado oona dhegeesto ciyaanraba fatlan halkee baan cidinkusoohariirey ya
#10 | replica handbag on November 05 2009 02:56:39
Akutan problem predstavlja pristUP internetu. <a href="http://www.myhandbagcity.com" title="replica handbags">replica handbags</a>Akutan problem predstavlja pristUP internetu.

Post Comment

Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Powered by PHP-Fusion and released without warranties under GNU Affero GPL v3.