Radio





Random Video

Random Avatar

Poll

Al-Shabab maxay yihiin?

Dad xumaato wadato!

Dad amaano wadato!

Somali Weblinks

Users Online

· Guests Online: 42

· Members Online: 0

· Total Members: 413
· Newest Member: Salman4us

Login

Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.


Advertisement

Random Photo

Ads

Tell A Friend


Your email:
Friend's email:
Copy for you?


49guuradii kasoowareegatay maalmaha xoriyadda soomaaliyeed

umad walba oo dunidan ku nool wax ay leedahay maalmo taariikhdeeda ku weyn isla markaana lagu xasuusto geesiyaashii dhiigooda iyo maalkoodaba uhuray xoriyada ay heystaan... umada soomaaliyeed oo ka mida umadaha caalamka waxay leedahay maalmo ay si gaara ay u qadirayaan kuna weyn xasuustooda,maalmahaas waxaa ka mida 26ka juun iyo 1da luuliyo.

Hadaba hadii aan si gaara u falanqeyno halgankii loo soo maray xoriyadda soomaaliyeed shacbiga soomaaliyeed wuxuu qeyb ka ahaa umadihii afrika ee lagu kala qeybsaday 1884tii shirkii ka dhacay magaalada Berliin ee dalkii la oran jiray jarmalka .

Dalka soomaaliyeed waxaa loo qeybiyey 5 qeybood iyadoo ujeedada gumeystayaashu ka lahaayeena ay aheyd maadaama shacbiga soomaaliyeed uu yahay shacbi islaama isla markaana ka mideysan dhinaca luqada, diinta, iyo dhaqankaba in leys hor istaago dowlad soomaaliyeed oo islaama in ay ka curato geeska afrika.

mida labaad oo sabab u aheyd in soomaaliya loo qeybiyo 5 qeybood waxa ay aheyd dhulka soaamliyeed waa dhul Alle uu ku manastay kheyraad fara badan hadii ay ahaan laheyd dhinaca bada ,xoolaha iyo barrigaba in dunida inteeda kale laga qariyo kheyradka ka buuxa soomaaliya.

Dhamaan arimahaas iyo kuwa kale ayaa sabab u ahaa in soomaaliya si arxan dara ah gumeystayaashii yurub ay uqeyb sadaan . Qeybtii waqoyi waxaa qaatay dalka ingiriiska, qeybta konfureedna talyaaniga. qeybta barina waxaa qaatay faransiiska. hase yeshee marki dambe qeybka mida dhulka soomaalida uu ku wareejiyey xabashida,sidoo kale qeybka mida ciida soomaaliyeed Ingriiska wuxuu si khalad ah ugu daray dhulka Kenya.

Markii sidaa loo qeybsaday dhul weynihii Soomaaliya ayaa dadka Somaaliyeed waxay bilaabeen halgan adag oo ay kaga soo horjeedaan gumeystayaasha, dhaqdhaqaaqii ugu horeeyey ee halganka.

Waxaa hogaaminaayay halgame Axmed garaad ibraahin (axmed gureey) halgankaasi waxa uu bilawday 1528, waxaana halagame axmed gureey usuura gashay inuu jabiyo boqortooyadii Xabashida .

Xabashidu markii ay dagaal kaaskaasi ay ku jabtay waxay u qeylo dhaansatay ciidankii ingiriiska dagaal aad u qaraara ayaana maalintaas dhex maray ciidankii Somaalida iyo kuwii Xabashida oo ay taageerayaan kuwii Ingiriiska .

Halgankii xigay waxa uu ahaa midkii uu hogaaminayey sayid maxamed C/dule Xasan,Ciidankii Ingiriiska iyo kuwa daraawiishta ee Somalida dagaalkoodu waxa uu socday inka badan(20sano) markii ciidanka ingiriiska looga adkaaday dhinaca lugta waxay adeegsadeen diyaarado iney kuduqeeyaan cidankii daraawiishta fariisamahooda 21kii janaayo 1920 ayey aheyd markii ingiriisku uu adeegsaday diyaaradaha dagaalka .

Wuxuuna duqeyn ba'an ugeystay taliskii Ciidanka darwaawiishta ee magaalada taleex ku yiilay.. halgankii sidaas kuma hakan waxana meeshii kasii waday ururkii dhalinyarada somaaliyeed ee S.Y.L. kaasi oo la aas-asay 15kii mey 1943dii xubnihii ururkaas 13kii dhalinyaro.

Waxay kala ahaayeen,( 1.) C/qaadir Saqaawadiin kuna dhashay tayeeg-loow bakool sanadii 1919 24 jir.

(2.) Maxamed Xirsi Nuur Sidii kuna dhashay mareeg G/gaduud 1915 28 jir

(3) Yaasiin Xaaji Cismaan Sharmaarke ku dhashay Hobyo mudug 1917 26 jir

(4)Xaaji Maxamed Xuseen Maxamad ku dhashay muqdisho 1917 26 jir

5) Cisman Geedi Raage ku dhashay muqdisho 1925 18 jir

(6) Xaaji Maxamed C/laahi Xayeesi ku dhashay muqdisho1918 25 jir

(7) Dheere Xaaji Dheere kudhashay muqdisho 1926 17jir

(8) Dahir Xcismaan ku dhashay Hobyo mudug 1925 18 jir

(9) Cali Xasan Maslax kudhashey Muqdisho 1919 24jir .

(10) Maxamed Cali Nuur ku dhashay muqdisho 1927 16 jir .

(11) Maxamed Faarax Hilowle kudhashay Mareeg G/gaduud 1925 18jir

(12) Huudoow macalin C/alahi Saalax kudhashay marereey sh/hose 1926 17 jir

(13) Maxamed Cismaan Baarbe kudhashay bardheere Gedo 1910 33jir xisbigii SY.L durba waxa uu bilaabay inuu dadka ku wacyi geliyo difaaca dalka hooyo , wuxuuna shirar iyo kulama gaar gaar ah la yeeshay qeybaha kala duwan ee bulshada soomaaliyeed waxaana markaa ka dib usuurta gashay xisbigii syl. inuu noqdo xisbi siyaasaded oo markaa aan la gamban fikirkiisa ku aadanaa gumeysi naceebka. Gumeytayaashu markii ay dareemeen in xisbigii syl. uu hantay taageerada bulshada waxa uu gumeysigu sameeyey xisbiyo daba dhalif u ah .

Halagankii gobanimo u dirarka shacabka soomaaliyeed waa uu sii laba lixaadsaday waxaana gobalada waqooyi ee dalka soomaaliya ka abuurmay xisbi siyaasadeed laguna magacaabi jiray S.N.C., kaasi oo dagaal adag kala hor yimid isticmaarkii ingiriska.labada urur S.Y.L. iyo S.N.C waxaa ka dhaxeeyey xiriir hoose wxayna ka mideysnaayeen indalkasoomaaliya laga xoreeyo isticmarka, ka dib markii uu geeriyooday xoghayihii guud ee ururka S.Y.L

Yaasiin Xaaji Cismaan ayaa golihii fulinta ee ururka S.y.l waxay si buuxda isugu raceen in c/laahi ciise maxamuud loo magacaabo inuu noqdo xoghayaha guud ee uruka S.Y.L C/laahi ciise markii lo sheegay in loo magacaabay jagada Xogyaha guud ee xisbiga.

Durba wuu aqbalay ma uusan dhihin , balse markii uu ka fakaray arintaas ayuu aqbalay , C/laahi Ciise Maxamud waxa uu ku dhashay Degmada afgooye sanadii 1922 wuxuuna Xisbiga ku soo biiray isagoo 18 jir ah.. mudo ka dib markii uu qabtay jagada xoghayaha guud ee xisbigii S.Y.L

C/laahi Ciise waxa uusi xowli ah isugu dabariday arimihii shaqo ee horyaalay xisbiga, waxaana markaa ka dib loo baahday in siyaasada xisbiga . ee gudaha ka socota la gaarsiiyo dalka dibadiisa arimaahisina waxaa si gaar ah loogu xilsaaray C/laahi Ciise.

Dhowr shir oo caalami ah ayuuna ka qeyb galay C/laahi Ciise mar walbana wuxuu cadeenayey in gardarada uu gumeysigu ku hayo shacbiga soomaaliyeed.

Bishii sebtembar 1949 shirkii golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ee lagu qabtay dalka Faransiiska ajandayaasha loga hadlaayey waxaa Ciise ka mid ahaa Qadiyada Somaaliya.

Hadaba si C/laahi Maxamuud uu uga qeyb galo shirkaasi ayaa dowlada talyaanigu waxay soo rogtay go'aan tilmaamaya qof kasta oo ka dhoofaya soomaaliya in la talaalayo, talaalkaasi ayaa ahaa mid qofka marka latalaalo ku keenayo qandho xanuun badan mudo laba tadobaad ah.

Si C/laahi Ciise uusan uga daahin shirka ayaa waxaa talaalkii isku dhigay halgame Muuri oo ahaa nin xoogaa muuqaal ahaan C/laahi ciise ay isku ekaayeen sababtii uu u sameyna waxa ay ahayd intii C/lahi ciise uu xanuunsan lahaa isla markaana uu ka daahi lahaa shirka UNka aniga aan xanuunsado , mudo ka badan laba todobaad ayuuna la xanuunsanaa muuri talaalkii lagu dhiftay, C/laahi Ciise waxa uu sii maray Londan, balse safaaradii Farnsiiska ee Londan ayaa xoogaa ka meer meertay in fiise ama dal ku gal in la siiyo halgamuhu, xiligaas ma uusan wadan wax baasaboora balse waxa uu watay warqad magaceedu uu ahaa marka la soo gaabsho ( BSA) hase yeeshee waxgarad Somaaliyeed oo ku noolaa landan ayaa u sheegay C/laahi ciise inuu jiro tareen deg dega oo tagaya magaalada Pariis, sidii ayuu ku raacay C.laahi ciise tareenkii kuna tagay shirkii UNKA.

C.laahi ciise maxamuud waxa uu shirka UNKA ka hor Cadeeyey in Somaalidu ay u dagaalmeyso dalkooda hooyo inta gumeysigu ku jiro taako ka mida gayiga Somaaliya, xoriyada ayaan dooneynaa dalkayaga guud ahaantiis waa inuu ka baxaa isticmaarku.

Hadalkaasi wax weyn ayuu ka badalay jawigii shirka , wax yar ka dib kulan ay yeesheen xubnaha joogtadaa ee galaha amaanka ayaa isku raacay in somaaliya loo diro 4 dal oo soo hubiya biseylka umada soomaaliyueed ee dhinaca xoriyada, afartaas waxay kala haayeen masar. filibiin. leyberiya iyo kolombiya, shirkii markii uu dhamaaday c/laahi ciise dalkii ayuu dib ugu soo labtay.

Warbixin ayuuna siiyey golihii dhexe ee xisbigu kuna saabsan socdaalkiisii faransiiska ee shirkii unka, , madaxdii afartii dal ee loo magacaabay soo eegida sida umada soomaaliyeed ugu heelan tahay helida xoriyadoda ayaa markii ay yimadeen dalka waxay durbaba arkeen dadkii Somaalida oo sameynaya banaan baxyo kuna dhawaaqaya ereyo ay ka mid ahaayeen ha dhaco isticmaarku ha ka baxo dalkeena, waana u dhimaneynaa xoriyada inta qofkeena u dambeeya uu nool yahay, markii ay dib ulaabteen afartaas dal waxay warbixintii ay ku soo arkeen soomaaliya u gudbiyeen UNKA ka dib golaha amaanku waxa uu soo saaray go'aan .

In soomaaliya la siiyo maamul hosaad 10 sana ah talyaaniguna uu sii maamulo mudadaaas hadaba maadaama ay soo dhawaatay shucladii xoriyada ayaa waxaa lagama maar maan noqotay in la helo astaan ama Calan ay isku aqoonsadaan shacbiga soomaaliyeed.

Halgame Maxamed Cawaale Liibaan ayaa ku guuleystay inuu soo bandhigo naqshada Calan-kan quruxda badan ee maanta noo muuqada ee buluuga ah xidigta casna ay dhexda kaga taalo bishii jun 26keedii sanadii 1960 gobolada wqooyi ee dalka waxay ku guuleysteen iney hantaan xoriyadoodii waxaana maalintaas gobolada waqooyi oo dhan ka dhacay isku soo baxyo farxadeed oo lagu muujinaayo guushii halganka xoriyada..4maalin ka dib gobalada koonfureed ee dalka waxaa u rumoowday rajadii aheyd iney ka so hoos baxaan isticmaarka gacantiisa.

Waxgaradkii gobalada waqooyi iyagoo wada calankii isla mar kaana ay hor kacayaan allaha u naxriistee maxamed xaaji ibraahin cigaal iyo cali garaad jaamac waxay usoo ambabaxeen magaalada Muqdisho si ay ula midoobaan walaalahooda konfurta somaaliya si weyn ayaana loogu soo dhaweeyey muqdisho waxaana wafdigaas la dajiyey hotel shabeele oo ku yiilay faras magaalaha muqdisho ,1dii luuliyo 1960 saqdii dhexe ayaa daarta weyn ee fisha guverno waxaa laga taagay calankii soomaaliyeed waxaana la dajieye calankii talyaaniga.

Abwanku Tima cade ayaa habeenkaas isagoo la ilmeynaya farxada xoriyada ayaa waxa uu tiriyey maansadan <>, habeenkaas somaali oo idil meel ay joogtaba waxaa hareeyey farxad caruur, ciroole, hooyooyin, odayaal, dhalinyaro, iyo waxgaradba waxaa kor loo wada ruxay ubaxyo iyo Calanka Somaliyed qiirada maalintaas waxay gaartay meel aad u sareesay.

Sidas daraadeed 1da luuliyo 1960 waa maalinta xoriyada soomaaliyeed waa maalintii gobolada koonfureed ay ka xuroben isticmaarkii talyaaniga isla markaana gobolada waqooyi ay la midobeen, waa maalintii qaranka soomaaliyeed laba midowday o horey u ahaa Brtish Somali , iyo italian somaliland. in kastoo walaalaha waqooyi iyagoo calanka wada ay jecleesteen in walaalahood koonfurta ay la midoobaan, in hadana gocosho ay ka tirsanayaan walaalaha waqooyi,balse hadii koonfurta aad ka tabaneysaan in balaayo gooni ah ay idin ku sameeysay

Sameeya sabarkii nabi yuusuf CSW uu ku sameeyey walaalihiis ,maxaa yeelay nabi yuusuf CSW markii walaalihiis ay ku tuureen ceelka geeri ayay ku xisaabeen, nabi yuusuf csw markii dambe wuu cafiyey walaalihiis wuuna uduceeyey in alale uu u dambi dhaafo, marka hadaad tihiid walaalayasheena soomaali land noo soo duceeya dhacdooyin horey u dhacayna yaan la gocan.

Hadaba wakhtigaas wa wakhti xusid iyo xasuusin mudan shacabka soomaaliyeed in mar kasta oo ay soo dhawaato munaasabadaha qaranka meelaha laga soo dhawayn jiray ay kamid Radio Muqdisho oo ah hooyada warfaafinta somaaliya laga siideynjiray barnanamijyo soconaya halsaac amaba nusa saaco waliba iyadoo la gaarin xiligii munaasabada sedex maalin ka hor si umadda loo dareensiiyo in munaasabadaha qaranka ay soo socdaan barnaamijyadaas waxaa si gaara u diyaarin jiray faale qore sare wakaalada wararka soomaliyeed ee (sonna)isla markaana ahaa madixii barnamijyada radiyo mogadisho Cabdulaahi ifka) iyo wariyayaasha raadiyo muqdisho kuwaas oo si qoto dheer ulafa gurijiray taariikhda iyadoo barnaamijyadaas dhexdooda ay ku jiraan heeso,gabayo, buraanburo, iyo codad dadkii uusoo halgamay xoriyada,kuwaas oo markii ay maqlaan dadka soomaaliyeed soo xasuusineysa dhibatadii loo soo maray halganka dhamaan agabyadaas waxay ku keydsan yiihiin ilaa waqtigaan xaadirkaana ay yaalaan keydka hadalka ee raadiyo muqisho.Barnamijkaas waxaa lagu furijiray laguna xiri jiray heestii loogu magac daray goormaan ladanaaney.

Ereyada heestaasna waxaan kaxusi karaa <> heestaan oo qayb ka’ah suugaan farabadan oo si gooni ah loogu xasuusto maalmaha xoriyadda somaliya ayaa waxaa hal abuuray abwaan siciid maxamed (Harawo).

ugu dambeyntii iyadoo ay mudan tahay inla maamuuso maalmaha xoriyadda soomaliyeed ayaa waxaa nasiib daraa in qaranimadii iyo midnimadii dhibka badan laga soo maray ay faraha howl yari uga baxeyso sharaftii iyo cisigii soomaaliaya ku laheydna caalamka maanta ay tahay mid ku dayacan daafaha aduunka,balse rajada alle lagama quustee waxaa hubaal ah in maalin maalmaha ka mida la arki doono shacbiga soomaaliyeed oo gacmaha is heysta dibna udhistay dalkiisii hooyo..

inshaa alaah


W/Q ABDI Sh-Hassan Kulmiye Abdiyare
Email-abdiyare2003@hotmail.com
Minneapolis Minnesota, america

Comments

#1 | hangbags cheap on October 12 2009 08:29:01
#2 | cheap Women's ugg highkoo boot on December 28 2009 02:43:17
YS1228A8 Great job!Thanks for the message sUPplier!There are amazing ugg bootssale promotions on our company to thank for the moncler jacktets customer and to embrace the coming Christmas,once you buy an ugg classic argyle knit boots or ugg bailey button boots or other items on our website, you can Get One gift free.ugg mayfaire boots action is louder than ugg coquette slipper speak.Hurry UP,check and choose the gift you like on our website http://www.edhardy-buy.com/
#3 | replica watch on January 04 2010 07:20:20
a>&#38142;&#25509;: <a href="http://www.google.com">&#24429;&#26093;</a>
New a>&#38142;&#25509;: <a href=http://www.google.com>&#24429;&#26093;</a>
url]&#38142;&#25509;: &#24429;&#26093;
a]&#38142;&#25509;: [a/]http://www.google.com[a]&#24429;&#26093;[/a]
link]&#38142;&#25509;: [link=http://www.google.com]&#24429;&#26093;[/link]
&#32431;&#38142;&#25509;: http://www.google.com/1.html &#24429;&#26093;
&#12522;&#12531;&#12463;>&#38142;&#25509;: <&#12522;&#12531;&#12463;:http://www.google.com>&#24429;&#26093;</&#12522;&#12531;&#12463;>
#4 | bootscardy on January 14 2010 02:09:34
Ugg Boots,also called Ug or Ugg boots,are nowadays one of the most popular boots.They existed already in 1930's and became popular in 1960's when Australian surfers found out,that they can warm their feet after coming out from cold water.They have everything you need-comfort and warmth.You will never be cold in those boots because 100% sheepskin will warm you even in the coldest days.The natural thermal properties of sheepskin make possible that Ugg Boots will warm you in the winter but in the summer your feet will not be wet.It is true that Ugg is shorter from ugly,but if you know even little bit about fashion you will know that Ugg boots are not ugly.We can see famous people like Pamela Anderson or Kate Hudson wearing Ugg Boots.

Nowadays we have new improved Ugg boots for sale.You can get them for anybody.We have women boots,children boots,slippers and casuals.

Our UGG Australia Boots are all authentic.Their properties and features as below:

*In cold temperatures,the fleece works as an insulating layer of warmth and keeps the warmth of body heat inside of the boot.
*In the heat,the wool fibers keep the air circulating; thus keeping your fee dry and pulling the perspiration away from your skin.Sheepskin also contains lanolin,which moisturizes your feet when worn barefoot.
*ugg boots have reinforced toes,which are double stitched and extra durable heels.
*feature a natural,thick fleece on a removable in-sole for arch sUPport.
*The sole is usually durable in most terrain,lightweight and provides traction as well.
welcome to site bootscardy.com
#5 | bootsdept on January 14 2010 02:09:52
We have been exporter of UGG Australia Boots for many years,our product are all authentic.Welcome to buy any boots of them in our website,we charge the shipping fee.
We just take 7 days to deliver the products to your door.

As everyone knows,UGG Australia Boots in australia, and many other countries as well, ugg boots also ug or uggs are a style of footwear that has been used generically for well over a hundred years.Everywhere you go now you find that the ugg boot has become the latest fashion trend.

Our UGG Australia Boots are all with top quality:

*100% authentic sheepskin for unrivalled comfort
*flexible molded EVA outsole
*Insole features a genuine sheepskin sockliner that naturally wicks away moisture and keeps feet dry
*Wool blend knit UPpers with suede heel guards
*Approximate Shaft Height (Uncuffed): 14.5"
*By UGG Australia;Imported.

welcome to www.bootsdept.com
#6 | bootshotsale on January 14 2010 02:10:10
The original ugg boots is not a brand name but an age old sheepskin boots generic term for this style of australian-made sheepskin boot. in Aussie slang, the ug name is short for “ugly.” in terms of comfort, however, the ug boot is a thing of beauty.Ugg boots are a popular brand of boot for women,and children.just as the chairman of australian ugg said, australian ugg is a good choice. once wearing it, you will be reluctant to take it off and be fascinated by its originality, reliability and extremely luxurious comfort. this is the art brought by boots. ugg boots make young beautiful girls and handsome boys very confident.

Our website have many fashion styels of UGG Boots for women and children.

We provide many advantages as below:
*free shipping
*hidden costs
*professional customers service
*secure processing,plus
*we dont hassle you on returns.if you dont like what youve received, simply return it!

UGG Boots must be you best choice!
welcome to site bootshotsale.com
#7 | dressugg on January 14 2010 02:10:32
[When heard of winter, cold may come in your mind at once.if you are ready for the coming of winter,you should never be afraid of it.it is not difficult for us that if you protect your feet well,you will fell warm and comfortable.so you should get several shoes help you spend the cold winter.UGG Boots can be done.for many individuals,ugg boots provide the perfect insulation and comfort for the winter months.ugg boots are both warm and comfortable.these two factors are extremely important,no matter what amount of time you are going to be spending out in the weather.ugg boots are made out of a material that is water resistant, meaning that no water,and no cold air,can get into your boots.they will keep in the warmth of your feet,because of their outer shell and their inner linings. once you slip your feet into a pair of these boots,they will be warm and toasty until it is time to take them off.you will be able to take advantage of the great warmth that ugg boots offer.

Welcome to buy UGG Boots in our website,we offer the UGG Australia boots are with top quality:
*features genuine twin-face sheepskin for refreshing comfort
*feature a soft foam insole covered with genuine sheepskin
*have a molded EVA light and flexible outsole designed for amazing comfort with every step.
*you can enjoy free shipping worldwide in our website.
*1 week delivery to your door
*sometimes you can get a special discount from our company by email


Our customers are always satisfied with such kind of UGG Boots and our high service!

welcome to site dressugg.com
#8 | e-uggs on January 14 2010 02:10:48
Legend has it that "ugg" is short for "ugly" - so, "ugg boots" apparently meant "ugly boots." For decades, "ugg" was generic term used for sheepskin boots made in Australia.The word was so commonplace that it was found in Australian dictionaries, and ugg boots were also known as "ug" or "ugh" boots. But in the United States, when people refer to "UGG boots," they're usually talking about the boots made by Deckers Outdoor Corporation, the parent company of "UGG Australia."So if you're traveling the world and talking about footwear, it's good to know that when the term "ugg boot" is used, it could be referring to an Australian-made sheepskin boot, or a popular brand name boot.

We sell authentic UGG Boots in our website for many year.We offer the best service and favourable price.People all aound the world buy our products do not pay for the shipping,we charge it!

Our UGG Boots have the advantages below:
* 100% authentic sheepskin for unrivalled comfort
* genuine twin-face sheepskin for refreshing comfort
* have a molded EVA light and flexible outsole designed for amazing comfort with every step.
*You can wear them UP or style them folded DOWN

Welcome to buy UGG Boots in our website,we offer the UGG Australia boots are all with top quality!
welcome to site e-uggs.com
#9 | famousuggs on January 14 2010 02:11:03
what's the main point of the boots?the answer is to keep your feet warm.If you by one pair of boots put them on,especially in winter,you'll feel very tenderness and comfortable.they can make your feet warm.and youll find its really fashionable.you can tie-in each kind of clothes with them and still looks beautifull.

The ugg boots will definitely make you noticeable in a fashion-conscious crowd,and more importantly,is the fact that these boots are indeed quite comfortable to wear. these boots have been popular with swimmers and surfers since the 1970s and are regularly worn by surfers in california.the design of the boot with its sheepskin results in considerable thermostatic benefits.


We sell real UGG Australia Boots in our website.You must be satisfied with our UGG Boots when you receive your order.The UGG Boots you get will have these advatages:
*100% authentic sheepskin for unrivalled comfort
*a durable molded rubber outsole.
*The wrap around lace feature adds a fashionable touch with wooden beads at the end
*A removable and replaceable sheepskin insole gives extra comfort and warmth.
*Insole is made of sheepskin,latex.
welcome to site .famousuggs.com
#10 | findugg on January 14 2010 02:11:20
Sheepskin and ugg boots are a casual type of boot. Ugg boots are exceptionally warm and are great for cold weather (UP to -30 degrees Fahrenheit)If you are looking for warmth while trudging around the house or the city, a sheepskin or ugg boot will be ideal.For girls and women, ugg boots look fantastic with tight-legged jeans tucked into them, or with short skirts paired with opaque tights or bare legs. For guys, ugg boots work great with jeans, and give a very casual, or rugged look, depending on the jeans or the shirt you wear with your ugg boots.

Do you have a pair of UGG Boots?If not,you must will buy a piar in our website.As we offer the best sevice and favourable price.what's more,we charge the shipping fee.So,you just need to pay the fee of boots,and will receive our UGG boots in one week.It is very easy to have your own UGG Boots.Come on!

Our UGG Boots are all with top quality:
*features genuine twin-face sheepskin
*our signature UGG woven label
*feature a soft foam insole covered with genuine sheepskin
*have a molded EVA light and flexible outsole designed for refreshing comfort with every step
welcome to site findugg.com

Post Comment

Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Powered by PHP-Fusion and released without warranties under GNU Affero GPL v3.